Nin Lacag badan oo madax furasho ah loo dhiibay oo isagana la afduubtay !!

Waqooyiga dalka Nageria waxaa dhacday dhacdo dad badan ka fajicisay kadib markii koox afduub ahaan u heesatay in ka badan 100-arday ay afduub u geesteen nin loogu dhiibay lacag badan oo madax furasho ahaan u dalbadeen. Warbaahinta dalka Nageria ayaa ku warantay in kooxda afduubka u heesatay arday badan oo laga qafaashay iskuul Islaami ah … Continue reading Nin Lacag badan oo madax furasho ah loo dhiibay oo isagana la afduubtay !!